Hargeysa: Xaafad Nasiib U Heshay Mashruucii u ballaadhnaa Adeegga Caafimaadka Bulshada

Advertisement

Hargeysa (SLpost)- Xaafadda Macalin Haaruun ee magaalada Hargeysa waxa maanta laga daah-furay Xarun Caafimaad oo lagu magacaabo Salaama PolyClinic, taas oo ay maalgelisay hay’adda kheyriga ah ee Muslim World Relief.

Munaasibadda Daahfurka oo ku qabsoontay Xarunta Caafimaadka, waxa ka qayb-galay masuuliyiinta hay’adda hirgelisay cusbitaalka, xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada, Isu-duwaha Wasaaradda Caafimaadka ee gobolka Maroodijeex, Waalidiin, madax-dhaqameed iyo Waxgaradka bulshada degmada Macalin Haaruun.

Faahfaahinta warkan oo maqal iyo muuqaal ah kaga bogo Muuqaalka Hoose oo xambaarsan hadalladii laga jeediyey xafladda

Advertisement

 

Advertisement