Hargeysa: Ujeeddada Mudaharaad maanta ka dhacay Barxadda hore ee Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Barxadda hore ee Jidka Laamiga ah ee Hormara madaxtooyada Somaliland, waxa maanta bannaan-bax salmi ah ka sameeyey dadweyne sita boodhad ay ku muujinayaan sida ay uga soo horjeedaan Xadhigga Sheekh Aadan Sunne oo ka tirsan Culimada magaalada Hargeysa.

Sheekh Aadan Sunne oo ka mid ah culimada waaweyn ee khudbadaha iyo muxaaradarooyinka ka jeediya Masaajiddada caasimadda, ayaa xabsiga loo taxaabay bilowga sannadkii hore xilligii xukuumaddii madaxweyne Siilaanyo, iyadoo lagu eedeeyey inuu khudbadihiisa kaga hadlay arrimo xaasaasi ah iyo kicin dadweyne.

Faahfaahinta warkan, ka Daawo Muuqaalkan Hoose 

https://www.youtube.com/watch?v=zEyoIQQZa2Q