Hargeysa: Suldaan Abu Salmaan oo Ka Hadlay Go’aamadii Guddiga Dhex-dhexaadinta, Eedaymana u jeediyey SONSAF

 

Hargeysa (SLpost)- Suldaan Axmed Maxamed Col-haye (Abu Salmaan) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka hadlay go’aamadii ay soo saareen Guddigii Dhex-dhexaadinta Xisbiyada iyo Xukuumadda oo dorraad soo jeediyey in la kala diro Guddiga Cusub ee Komishanka Doorashooyinka.

Suldaan Abu Salmaan oo maanta Saxaafadda kula hadlay Hargeysa, waxa uu dhinaca eedaymo u jeediyey Daladda ay ku midaysan yihiin Ururrada Bulshada Rayidka ah ee SONSAF.

Muuqaalkan Hoose waxa aanu idiinku soo gudbinaynaa Hadalka Suldaan Axmed Maxamed Colhaye uu kaga hadlay Arrimahan oo dhammeystiran