Waftigii Madaxweynaha Soomaliland Axmed Silaanyo Oo Soo Gaadhay Magaladda Caynaba iyo soo noqoshada socdaalkii Gobolada Bari

Hargeysa (Slpost.net) Madaxweynaha Soomaliland Mudane Axmed Silaanyo Oo Soo Gaadhay Magalooliyinka Caynaba iyo War,idaad, soo noqoshada socdaalkii Gobolada Bari ,waxanay wafdiga Madaxwaynahu warbixi ka dhagaysteen dadwaynaha ku deeganada Saraar iyo War-idaad.

Halkan Hose Ka Daawo Muuqalka