Hargeysa: Safiirka Jabuuti oo Madaxweynihiisa ku hambalyeeyey Isbeddel uu ku sameeyey Xukuumaddiisa

Hargeysa (SLpost)- Wakiilka Dowladda Jabuuti u fadhiya Safaaradda uu dalkaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa hambalyeeyey isla markaana soo dhaweeyey Isku-shaandheyn Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda.

 

Danjira Xuseen Kawaaliye oo maanta saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa, waxa uu sheegay inuu Madaxweynihiisa ku hambalyeynayo Dib-u-habaynta uu ku sameeyey dhismaha Xukuumaddiisa.

 

Faahfaahinta Warkan kaga bogo Muuqaalkan Hoose