Hargeysa: Dowladda Hoose oo Meheradaha Caasimadda ka Fulisay Olole Fayo-dhowrka Kor loogu Qaadayo

 

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Hoose ee Hargeysa oo maalmihii u dambeeyey hawl-gallo ka dhan fayo-dhowrka iyo Ururinta Alaabaha dhacay, ayaa maanta olole ku qaadday meheradaha ama hudheellada magaalada Hargeysa.

Maayarka Caasimadda Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo hor kacayey ololaha maanta dowladda Hoose qaadday, ayaa faahfaahin ka bixiyey hawl-galkooda ay saaka sameeyeen.

MUUQAALKA HOOSE KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN