Hargeysa: Dhacdo Layaab Leh Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Amartay Guddo-galka Dacwad FACEBOOK-ga Ah

Hargeysa (SL.Post) War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska  Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka gobolka maroodi-jeex,  ayaa lagu shaaciyay in la soo xidho 8 kalkaaliye oo ka shaqeeya Maxkamadda racfaanka, kuwaas oo lagu soo eedeyey inay sameeyeen ciwaan Facebook been abuur ah oo lagu baahiyay warar aan sal iyo raad toona lahayn isla markan lagu qorey magaca Gudoomiyaha Maxkamadda Cali Suudi DIiriye.

 

facebook-logo

 

 

Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan.

 

 

Somalilandpost.net