Hargeysa: Daawo Xog-warranka Gabadh Da’yar oo soo saarta Dhaashiyo (Creams) Dabiici ah oo lagaga maarmay Aafada Daawooyinka Kiimikada ka samaysan

Hargeysa (SLpost)- Cayni Aadan Beereed waa gabadh dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Hargeysa, waxa ay soo saartaa Dhaashiyo (Creams) Dabiici ah oo lagaga maarmay Aafada Daawooyinka Kiimikada ka samaysan ee dhibaatada ku haya haweenka.

Haddaba muuqaalkan hoose ka daawo Xog-warran lala yeeshay gabadhan da’da yar oo ay si qoto-dheer uga warramayso sida ay u suurto-gashay samaynta Dhaashiyadan Dabiiciga ah.