Hargeysa Daawo:-Wado La Dhisayo Oo Dadwaynaha Loogu Baaqay Inay Ka Guuraan Halka Wadadu Marayso

Hargeysa(SLpost)-Wado la dhisaayo ayaa shacabiga ka agdhaw loogu baaqay inay ka durkaan si loogu guulaysto dhisitaankeeda.