Hargeysa: Ciidanka Booliska oo gacanta ku dhigay Tuugo adeegsanaysa Farsamo Casri ah

Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay Tuugo adeegsanaysa farsamo casri ah oo ay ku xadaan lacagaha ku jira Dad Telefoonnada.

Muuqaalka Hoose kaga daawo Arrintan waxa soo bandhigay warbaahintana uga xog-warramay Ciidanka Booliska ee magaalada Hargeysa, gaar ahaan saldhigga booliska ee New Hargeysa.

https://youtu.be/y1vMawwUD7o