Hargeysa: Ciidamada Booliska oo Gacanta ku dhigay 52kg oo Xashiishad ah iyo Tirada dad lagu qabtay

 

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska magaalada Hargeysa, ayaa hawl-gallo ay fuliyeen ku soo qabtay 52 Kilogram oo maandooriyaha Xashiishadda, taas oo noqonaysa tiradii ugu badnayd Xashiishadda oo mar kaliya ciidamadu gacanta ku dhigaan.

Taliyaha Qaybta Bariga ee magaalada Hargeysa Muuse Xasan Kaahin, ayaa faahfaahin ka bixiyey Qaabka ay ciidamadu u soo qabteen maandooriyahan iyo tirada eedaysaneyaal lagu qabtay.

Advertisement

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo muuqaalka Hoose

Follow us On