Hargeysa: Awaamiirta Madaxweynaha, Gurmadka Ganacsatada iyo Baaxadda Khasaaraha Dabka ka dhashay

Advertisement

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in xukuumaddu Hal Milyan oo Dollar ugu deeqday Hawsha Gurmadka Suuqa Waaheen ee Hargeysa oo gebi ahaanba uu burburiyey dab qabsaday fiidnimadii xalay.

Madaxweyne Muuse Biixi oo kormeeray khasaaraha soo Gaadhay Suuqa Waaheen oo ah ka ugu wey caasimadda, waxa uu faahfaahiyey baaxadda khasaaraha ka dhashay dabkaas oo gebi ahaanba burburiyey ganacsiyo iyo dhismeyaal tiro badan.

Hadalka Madaxweynaha ka daawo Muuqaalka Hoose

Advertisement

Advertisement