Hargaysa: Aas Maamuus Qaran Oo Loosameeyay Alle Hawnaxariistee Marxuum Maxamud X Cabdiraxman (Gadhyare)

Hargeysa(Slpost)-Alle hawnaxariistee waxa maanta loo sameeyay aas maamuus qaran marxuum Maxamud X Cabdiraxman (Gadhyare).