“Haddii Hargeysa Cidi Sheegato, waynu ka Carari lahayn…” – Nuxurka Dar-daarannadii iyo Khudbadihii uu Shacabka u jeedin jiray Maayar Cawl Cilmi Cabdalla (AHN)

 

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Nuxurka mid ka mid ah Dar-daarannadii iyo Khudbadihii uu Shacabka u jeedin jiray Allah ha u naxariistee Cawl Cilmi Cabdalla oo ahaa Maayarkii u dambeeyey Hargeysa intii u dhaxaysay 2000 ilaa 2002 ka hor intii aan loo guurin nidaamka xisbiyada badan iyo Doorashadii Goleyaasha Deegaanka ee dalka.

Muuqaalka Hoose ka daawo Marxuum Cawl Cilmi Cabdalla oo khudbad u jeedinaya Xafladdii Wanqalka Degmada Cadaadley oo xilligaas ka hor maamul ahaan hoos iman jirtay Degmada Hargeysa.