Guul Somaliland U Soo Hoyatay Oo Hargeysa looga Damaashaaday

Hawl-wadeennada Baanka Dhexe ee Somaliland, ayaa munaasibad soo dhaweyn ah u qabtay Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland, Md Cali Cabdillaahi Daahir Oo dalka Bahrain Kaga qaybgalay Shir ay si wada jir ah usoo qaban qaabiyeen Baanka Dhexe ee waddanka Bahrain, Ururka AAOIFI iyo Baanka Horumarinta Islaamka.