“Guubaabo dagaalbaa lagu jiraa oo uu ugu dambeeyey kii shalay ee nacasnimada ahaa ee madaxweynaha Puntland” – Guddoomiyaha Golaha Guurtida

“Guubaabo dagaalbaa lagu jiraa oo uu ugu dambeeyey kii shalay ee nacasnimada ahaa ee madaxweynaha Puntland. Dhiig dambe oo daata mooyaane, wax kale oo uu soo wadaa ma jiraan.” – Guddoomiyaha Golaha Guurtida