Guddoomiye Cirro oo Sheegay in Musharaxnimada Xisbiga WADDANI loo Tartamayo Marka Wakhtigeeda la Gaadho

 

Hargaysa(SLpost):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro”, ayaa sheegay in lagu tartami doono Musharraxnimada Madaxweynaha ee Xisbigaas marka wakhtigeeda la gaadho.

Sidaana waxa uu ku sheegay Wareysi kooban oo uu siiyey Dalmar Online ka hor intii aanu ka soo laaban dalka Holland oo uu safar shaqo ugu maqnaa muddo afar toddobaad ah.

 

Halkan ka Daawo Waraysiga Guddoomiye Cirro: