Guddoomiye Cirro Oo Golaha U Faah-faahiyay Qoraal Ka Hadlaya Heshiiska DP World

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan  Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa mudanayaasha uga warbixiyay nuxurka heshiiska ay maanta Golaha Wakiillada hor-keeneen guddida metelaya heshiiska ay Xukuumaddu la gashay shirkada DP. World.

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

Somalilandpost.Hargeysa