Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Sharaxay Qaabka Shaqo Loogu Abuuri Karo Dhalinyarada Somaliland

(SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE, ahna musharraxa Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo socdaal hadda ku jooga dalka Ingiriiska ayaa khudbad uu u jeediyay Jaaliyada Somaliland ee dalkaas ku dhaqan, ayaa sharaxay muhiimada ay leedahay in shaqo abuuris loo sameeyo dhalinyarada.

index

Halkana ka daawo.

Somalilandpost.net