Guddoomiyaha UCID iyo Wasiirro Xukuumadda Somaliland ah oo la maamuusay

Hargeysa (SLpost)- Urur ay ku midaysan yihiin Qurbejoogga Somaliland ee ku nool qaaradda Yurub laguna magacaabo Somaliland Societies Europe, ayaa shahaado sharafyo guddoonsiiyey Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

 

Warkan oo faahfaahsan kaga Bogo Muuqaalkan Hoose