Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Dacwada Xisbiga UCID

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha Maxkamada sare  Aadan X. Cali Axmed, ayaa waxa uu faa-faahin ka bixiyay dacwada u dhaxaysa labada garab ee ay kala hogaaminayaan Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo musharraxa xisbigaasi Jamaal Cali Xuseen.

hqdefault

 

 

Halkan ka daawo.

 

Somalilandpost.net