Guddiga Dhismaha Jidka Dawga Cad oo lacag lagu wareejiyey (DAAWO MUUQAAL)

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro) oo ka mdi ah culimada waaweyn ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa maanta deeq lacageed oo loogu soo hagaajiyey ku wareejiyey Guddig Dhismaha Jidka Dawga Cad ee Woqooyiga magaalada Hargeysa.

HALKAN KA DAAWO WARKA OO DHAMMEYSTIRAN