Guddi loo saaray Buugga SOOYAAL ee Wasiir Guri-baarwaaqo oo soo saaray go’aan kama dambays ah

Hargeysa (SLpost)- Guddi loo saaray ka soo talinta buug uu hore u qoray Wasiirka wasaaradda Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa ku taliyey in gebi ahaanba la tiro isla markaana la gubo buuggan oo sida la sheegay xambaarsan qadaf iyo meel-ka-dhac loo geystay qaybo ka mid ah haween-weynaha Somaliland.

GUDDIGANI waxa ay ku baaqeen in la soo ururiyo meel kasta oo uu yaalo buuggan oo koobsaday dhaliilo ay u jeediyey qaybo ka mid ah bulshada Somaliland oo saluugay taariikh ay ku tilmaameen mid qalloocan oo Wasiir Guri-barwaaqo ku soo qaatay buuggiisa.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE

https://www.youtube.com/watch?v=S16uY9L7l6E