Golaha Guurtida oo Si Adag uga Hadlay Khilaafka Siyaasadeed ee Dalka

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanadda Golaha Guurtida Somaliland, ayaa xisbiyada siyaasadda dalka ugu baaqay inay u hoggaansamaan ku dhaqanka shuruucda dalka isla markaana ka fogaadaan wax kasta oo waxyeello ugeysan kara nabadgelyada dalka.

Mudaneyaasha Golaha Guurtida oo fadhigooda maanta dood ka yeeshay qodobbo ku saabsan arrimaha Bulshada, waxa ay ugu baaqeen madaxda xisbiyada siyaasadda in ay ka fogaadaan hadaladda naxliga abuuraya ee bulshada sii kala fogaynaya.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadallada xildhibaannada