Garabka dhalinyaadda xisbga waddani oo Eedayn u jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Garabka dhalinyaadda xisbga waddani oo Eedayn u jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye,

gudoomiyaha Garabka dhaliyarada heer qaran ee xisbig mucaaridka waddni Maxamed sidiiq dhame ayaa shir jjaraa,id oo uu qabtay  kaga hadlay  xubno uu  sheegay inay ka midyihiin shaqaalaha dawladda oo dhawan Gudomiyaha xisbiga Kulmiye muuse Biixi u magacay xilal ay kaga hawlgalaan xisbigaasi.