Faysal Cali Waraabe Oo Runta U Sheegay Garaaddada Iyo Malleesiyaadka Huwanta ah ee Laascaanood

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa si adag uga hadlay Xiisadda Colaadeed ee ka taagan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Guddoomiye Faysal Cali oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa, waxa uu ku baaqay in maleeshiyaadka Xuduudaha Ka Soo tallaabay ay shuruud la’aan kaga baxaan magaalada Laascaanood maadaama oo khilaafku u dhexeeyo Shacab reer Somaliland iyo Xukuumadda.

Muuqaalka Hoose Kaga Hadalka Eng Faysal Cali Waraabe oo dhinaca kale farriin siyaasadeed u diray madaxweynaha Somaliland

https://www.youtube.com/watch?v=7LYp_sfzvmo