Falanqaynta Toolmoon: Barnaamij Todobaadle ah oo ka Turjumaya arrimaha bulshada (DAAWO)

FalanqayntaToolmoon waa barnaamij ka turjumaya arrimaha bulshada. Waxa uu ku qotomaa baahiyaha bulsho ee la xidhiidha ogaanshaha marxaladaha jira iyo sidii xal loogu helaa haddiiba qaarkood ay dhibaato yihiin. Waxa uu ka hadlaa mawduucyada taabanaya nolosha dadweynaha aad akhristoow/daawadoow ka mid tahay, sida; diinta iyo nolosha, cilmi-nafsiga iyo nolosha, xallinta khilaafaadka, horumarinta nolosha iyo ganacsiga IWM.
Haddii aad aragti/dareen-celin aad hayso, noogu soo hagaaji ciwaankan; falanqayntatoolmoon@gmail.com. TALADAADU MAR WALBA WAA TAYAYNTA WAXSOOSAARKAYAGA.