Eydii Boorama Oo La Sumeeyay

Boorama(SLpost)-Maayarka Boorma Maxamed Maydhane ayaa maanta bilaabay sumaynta xayawaanka Eyda oo magaalada Boorama buuxdhaafiyay isla markaasna uu sheegay in ay dhibaatooyin caafimaad ku hayaan dadka deegaanka, waxaana maanta magaaladan lagu erkaayay maydad tiro badan oo daadsan goobihii ay ku noolaayeen.

1382249_914546811996753_9206371347375244195_n (1) 12647340_969719183110559_8223483506504123309_n