Eng Faysal Cali Waraabe oo ku Hanjabay tallaabo Xisbiyada Mucaaradka ahi qaadayaan iyo Arrimo kale

 

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Xisbiyada Mucaaradka ahi qabsan doonaan doorasho u gaar ah haddii ay xukuumadda Madaxweyne Biixi ka gaabiso inay diyaariso doorashooyinka dalka kaga qabsooma wakhtigii loo muddeeyey.

Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta hadal ka jeediyey munaasibad xilka ay ku kala wareegayeen hoggaanka cusub iyo hoggaankii hore ee daladda Dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo lagu marti-qaaday.

Muuqaalka Hoose Ka daawo Hadalka Guddoomiyaha