Hargeysa (SL.Post) Duqii hore ee Degmada Laasacaanood Axmed X. Daahir Xasan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa uu ka hadlay waadho ka soo yeedhay Ismo ka soo jeeda Deegaanada Sool iyo Sanaag oo qaadacay wadaxaajodka dhaxmaraya Somaliland iyo Khtaaumo, waxaanu sheegay in wadahadaladani ay yihiin kuwo guul ah.
Halkan ka daawo.
Somalilandpost.Hargeysa