Dowladda Hoose ee Hargeysa oo fulisay olole waddo-bannayn ah

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta bilowday olole wadd-baanayn ah oo ay ka fulisay xaafadaha magaalada qaarkood.