Dilkii ugu Foosha xumaa Ee lagu Dilay Gabadh Ganacsata ah iyo 6-Qof Oo loo Qabtay iyo Taliyaha Ciidanka boliska oo ka hadlay –Daawo Video

Hargeysa(SLPOST)Taliyaha ciidanka booliska c/laahi fadal ayaa waxaa uu sheegay ciidanka booliska oo kaashanaya Shacabka magaalada hargeysa

Taliyaha ciidanka booliska

in manta lagu guuleystay dhacdadii foosha xumeyd ee loogu geystay dilka ruqiya siciid ayaanle  Gacantana ku soo dhigeen gacan ku dhiiglihii kood ah muna maxamed c/laahi oo ay gacta ku soo dhigeen   iyo shan qof oo kale. Marxuumada oo la la aa mudo sided cisha ah alle ha unaxariistee marxuumada oo meedkeeda god sideedbaac ah lagu sibdhiyay meed keeda ayaa waxaa manta la ga soo saaray hogii lagu sibdhiyay oo ku yaala duleedka bari ee magaalada hargeysa.

Halkan Ka Daawo

 

http://www.youtube.com/watch?v=bo5qgqgtQcQ

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland