Dhibaatooyin lagu hayo Duur-joogta Somaliland oo la soo bandhigay

Hargeysa (SLpost)- Urur iskii isu-xilsaaray daryeelka iyo ilaalinta Xuquuqda Duurjoogta Somaliland, ayaa si faahfaahsan u soo bandhigay dhibaatooyin xad-dhaaf ah oo lagu hayo Duur-joogta Somaliland.

 

Guddoomiyaha Ururkan oo lagu magacaabo Mahad Faarax Cali, ayaa ugu baaqay hay’adaha dowladda ee shaqada ku leh daryeelka Duurjooga iyo guud ahaan shacabka Somaliland inay ilaaliyaan isla markaana daryeellaan duur-joogta dalka oo ah hanti guud oo la-wada leeyahay.

duurjoogta

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSEÂ