DHEGAYSO: Xukuumadda Somaliland oo Aas Qaran ku Maamuusaysa Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec

Wasiir Ku-xigeenka warfaafintaHargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay Aas Qaran ku maamuusayso Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo shalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala dalka Jarmalka.

Wasiir Ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta  Somaliland Md. Cabdiwaaxid Cabdiaadir Cabdiaxmaan, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay Aas qaran u samaynayso fanaankii weynaa ee Maxamed Saleebaan Tubeec, isla markaana lagu aasayo magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil oo la sheegay inuu Marxuumku ku dar-daarmay in lagu aaso.

 HALKAN KA DHEGAYSO CODKA WASIIRKA

 

SOMALILANDPOST.NET