DHEGAYSO: Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo sababaysay Lacag Kordhin lagu sameeyey ardayda Jaamacadda Hargeysa oo maanta mudaraad sameeyey

Samsam Cabdi AadanHargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa ka hadashay mudaraad ay maanta dhigeen Ardayda Jaamacadda Hargeysa oo cabasho ka muujiyey Korodh lagu sameeyey Fee-ga laga qaado.

Halkan ka dhegayso