DHEGAYSO: Natiijada Kulan Dhexmaray iyo Waxyaabaha lagaga hadlay Kulan Madaxweyne Siilaanyo la Yeeshay Wefti Midowga Yurub ah oo Socdaal ku Yimi Dalka

kulankaHargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo oo ay wehelinayeen Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo hubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Xukuumadda, ayaa maanta kulan la qaatay wefti ka socda Midowga Yurub oo socdaal ku jooga dalka.

IMG_7024Kulanka ka dib waxa tafaasiil ka bixiyey natiijada kulankaas iyo waxyaabihii lagaga hadlay  Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis oo isagu ka mid ahaa Wasiirrada kulankaas ka qayb-galay.

IMG_7030

Halkan ka Dhegayso