DHEGAYSO: Madaxweyne Siilaanyo oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey Jaaliyadda Somaliland ee Liverpool

Madaxweynaha Somaliland
Madaxweynaha Somaliland

LIVERPOOL (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool magaalada Liverpool ee dalka Ingiriiska. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu khudbaddiisa kaga hadlay arrimo door ah oo taabanaya dhinacyada Horumarka, dhaqaalaha, siyaasadda iyo Nabadgelyada mandaqadda, waxaanu shacabka Somaliland ee qurbaha ku nool ugu baaqay inay ka qayb-qaataan horumarka dalka. Halkan ka dhegayso Khudbadda Madaxweynaha

 

SOMALILANDPOST.NET