DHEGAYSO Khudbad Wasiir Samaale Kalsooni ugu muujiyey Guddida Qaban-qaabada Shirweynaha Kulmiye

samaaleHargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaalle, ayaa sheegay inuu shakhsi ahaan ku kalsoonyahay Guddida Qaban-qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye isla markaana aanu ka filayn inay cid gaar ah u adeegi doonaan.

Hadalkan oo wasiirku ka jeediyey munaasibad manta Xisbiga Kulmiye ku yeeshay Madax-tooyada Somaliland, waxa  ku iftiimiyey hamigiisa loolanka hoggaanka xisbiga talada haya ee Kulmiye oo la filayo in hoggaan iyo guddiyo cusub lagu doorto shirweynaha Xisbiga oo dabayaaqada bisha 12aad ee sannadkan ku qabsoomi doona magaalada Hargeysa.

HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA WASIIRKA

SOMALILANDPOST.NET