DHEGAYSO: “Adduunka Cid Qabiil dawlad ku ahi ma jirto. Haddii aad isku daydaan inaad Somaliland soo faro-galisaan, idinkoo Maxaabiis ahbaanu Garoowe idinka soo qaban-doonnaa”

indho-indho“Madaxweynuhu dhulkiisii ayuu booqday, Somaliland-na Garoowe ayay ilaalisaa. Haddii uu Cabdiweli isku dayo inuu deegaan Somaliland ah soo far-galiyo, Ciidamada Qaranku Afartan Kiiloo Mitir, ayay u jiraan, isaga oo maxbuus ah baanu ka soo qaban doonaa Garoowe.

SOMALILANDPOST.NET