Danjire Nicholas Kay oo la kulmay Shir-guddoonka Golaha Guurtida iyo Nuxurka Waxyaabaha ay ka wada-hadleen

Hargeysa (SLpost)- Ergayga Gaar ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaalida Nicholas Kay oo shalay socdaalkiisii labaad ku yimi Somaliland tan iyo wakhtigii loo magacaabay shaqadaas, ayaa maanta kulan la qaatay Shir-guddoonka Golaha Guurtida Somaliland, waxaanay ka wada-hadleen arrimo khuseeya qaab-dhismeedka Golaha Guurtida iyo murannada siyaasadeed ee ka aloosan gobollada Bariga Somaliland.

HALKAN KA DAAWO