“Dad Itoobiyaan Ah baa Somaliland Lagu Dejinayaa, Sidii Falastiin Dhulka Looga Qaaday baa laynooga Qaadayaa”

“Dad Itoobiyaan Ah baa Somaliland Lagu Dejinayaa, Sidii Falastiin Dhulka Looga Qaaday baa laynooga Qaadayaa” Xildhibaan Axmed Oo Ka Digay Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka oo Horyaalla Golaha Guurtida.