Daaw”Tani waxay muujinaysaa tartanka aynu kula jirno dekedaha kale” Madaxweyne Ku Xigeenk Somaliland Saylici

Berbera(Slpost)-Madaxweyne ku xigeenka SOmaliland Saylici ayaa kormeeray goobo muhiim ah oo lagu kordhinaayo dekeda Berbera, kuwaas oo haatan ay ka socoto shaqadii isla markaasna loogu talo galay inay ka faaidaystaan dadka dekeda wax kala so dega oo Itoobiyana ku jirto.