Daawo:Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Eedaymo culus u jeediyey Wasiirka Dhalinyarada Iyo Cyaaraha

(Slpost) Xildhibaan Xasan cawaale oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada kana mida ah xisbiga kulmiye ayaa dhaliilo culus u  jeediyey wasiirka ciyaaraha Somaliland, isagoo ku eedeyeyin wasiirka in uu hor istaagay koob uu sheegay xildhbaan cawaale in uu ugu talo galay  kooxaha ciyaara kubada cagta.

https://youtu.be/lJPn-0Z_9Ck