DAAWO:Sannadkan iyo Isbeddelka ku yimi Cimillada Qabow ee Yurub oo meelaha Qaarkood Baraf Badan ku Habsaday Wariye Maxamed Saalim

Hargaysa(SLpost)Barnaamijkan oo ku saabsan kala duwanaanshaha cimilooyinka ee deeganada kala duwan ee caalamka ayaa ah qaar si aad ah ukala duwan, iyadoo qayb kasta oo dunida ka mida ah ay ku caantahay ama aad loogu yaqaano cimilo gaar ah, tusaale ahaaan , qaarada Africka waxa lagu ayaqaaney iney u badantahay meel roobku ku yaryahay qayba waqooyi ah ee qaaradas halka inta dhulbadhuhu maro ay caan ku tahay roobab badan iyo keymo badan, qaarada Yurub, Waqooyiga America, Waqooyiga Asia waxay yihiiin meeelaha ku caanka ah cimilada aad u qabaw, oo heerka qabawgu uu gaadho meelaha qaar.

m2

Hoos ka daawo

 

Somalilandpost.net

Hargaysa