Daawo”Maxamuud Aw Siciid waxa uu kow ka yahay shirqoolka xisbiga Ucid lagu burburinaayo” Jamcaal Cali Xuseen Oo Muuse Biixi iyo Ina Aw Siciid Eedaymo U Jeediyay

Hargyesa(Slpost)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCid Jamaal Cali Xuseen ayaa eedaymi u soo jeediyay Ganacsade Ina Aw Siciid iyo Musharax Muuse Biixi oo uu sheegay iany doonayaan inay dalka fartooda ku maamulaan, waxaanu ku dhaliilay inay burburinayaan xisbiga UCid.