Daawo”Madaxweyne Siilaanyo waa hogaamiye balaadhan oo qalbi furan..” Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka madaxtooada Maxamuud Xaashi ayaa ka hadlay xaflad kooban oo xilka loogu kalawareejinaayay afhayeenkii hore ee madaxweynaha iyo afhayeenku cusub ee wasaaradaas loo amgacaabay