Daawo”Madaxda somaliya ee taraansidka ku ah madaarka Cigaal waxaanu ula macaamilaynaa sida madaxda aduunka…” Wasiirka Duulis Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka duulista Cadaani ayaa ka hadlay markii ugu horaysay diyaaradihii Somaliya ka soo yeedhay inay Somaliland ka jooinayaan, waxa uu sida oo kale ka hadlay arimo amaanka quseeya.