Daawo”Gubalkii ugu darnaa ee diiwaangalinta galay waxa uu ahaa Awdal gobalada dalkana maanta loo kala eexan maayo..” Xisbiga Waddani Oo Ka Horyimi In Diiwaangalinta Dib Loo Dhigo

Hargeysa(SLpost)-Xisbiga Waddani ayaa ka horyimi in diinwaagalintu ay istaago waxaanu dhaliilay komishanka iyo xukuumada, iyaga oo sheegay in aan gobalada dalka loomkala eexan, waxa uu xisbigu sheegay in Awdal iyo Selel ay galeen diiwaangalinta iyada oo ay ku jiraan xaalad abaareed oo adag.

https://youtu.be/IZTgIJIyn0s