Daawo”Gaadhi kasta oo caano magaalada keena caagadihiisa biyaa lagu sii qaadaa..” Maareeyaha Biyaha Hargeysa Oo Ka Dayriyay Biyo La’aanta

Hargeysa(Slpost)-Maareeyaha wakaalada biyaha Hargeysa Ibraahin Siyaad ayaa ka hadlay biyo yaraanta soo waajahay magaalada Hargeysa oo inta badan deegaanada ku hareeraysan ay ku dhufteen abaaro sababay biyo la’aan badan
https://youtu.be/GtpUbhod3u4