Daawo”Faysalow ayaan wacad alle ku qabane wacadkii aad gashay ha ka bixin laakiin dhagta kale shaydaanbaa wax kaga haya” Cali Guray iyo Masuuliyiin Kale OO Ucid Ah

Hargeysa(Slpost)-Guddoomiyaha sadexaad ee xisbiga Ucid Cali Guray, gudoomiyaha golaha dhaxe iyo Maxamed Haaruun oo ka mid ah xisbiga Ucid ayaa ugu baaqay gudoomiye Faysal Inuu ku soo laabto ilaalinta wacad iyo heshiiskii uu la galay musharaxa xisbigaas Jamaal Cali Xuseen.

https://youtu.be/ZBz14R7Ot7k